Adeegyadeena
Adeegyadeena waxaa kamid ah
Soo Gudbin
Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa sheerarka iibka ah ee shirkadaha kala duwan.
Iibin
Waxaan idiin fududeyneynaa wareejinta saamiyada.
Faaidada Sanadka
Sidoo kale waxaan idiin soo gudbineynaa sanadki inta laga faaidey shirkadaha kala duwan.